HomeEvents
Tartanka Quranka Kareemka Wareega labaaad.

December 05, 2020

Hargeisa

Maalinta sabtida waxaa insha allahahu tacaala dugsiga ka qabsoomidoona tartankii quranka kareemka wareegiisi labaad.

Shirka Dugsiga

December 17, 2020

Hargeisa

Kulan Sanadeedka dugsiga amaano waa kulan lagaga hadlo horumarka dugsiga iyo sidii kor loogu qaadi laha waxbarashada uu bixiyo dugsigu.