HomeCourses

Higaada

Waxa muddo aad u kooban aad ku baran doontaan , akhriska iyo Qoraalka higaadda (farbarta )

Quran Kareemka

Dugsigu waxa uu bixiyaa courses lagu barto akhriska , xifdiga iyo axkaamta quraanka kariimka ah

Caqiidah

Caruurta yaryar iyo dadka waaweynba waxa sifiican loo barayaa caqiidada saxda ah ee diinta islaamka

Tarbiyada Caruurta

Waxaanu diyaar u nahay sidii waalidka aan ugala qayb Qaadanlahayn dhisida iyo hagaajinta tarbiyadda iyo akhlaaqda ubadkooda.

Ducooyinka

Ardayda waxa la xifdisiinayaa ducooyinka ka sugnaaday nabigeena(SCW)

Barashada Fiqhiga

Waxad Kubaran doonta qaybtan axkaamta fiqhiga oo kaladuwan.

Tafsiir

Barashada tafsiirka Quraanka kariimka ah

Tajwiid

Barashada axkaamta tajwiidka, Sixidda carabka iyo saarista laxniga

Barashada Salaada

Waxa sifiican loo barayaa caruurta iyo dhammaan ardayda , Shuruudda salaadda, tiirarkeeda, waajibkeeda iyo sunayaasha