
Koorsooyinka lagu barto dugsiga
(Courses we provide)
Higaada
Waxa muddo aad u kooban aad ku baran doontaan , akhriska iyo Qoraalka higaadda (farbarta )
Quran Kareemka
Dugsigu waxa uu bixiyaa courses lagu barto akhriska , xifdiga iyo axkaamta quraanka kariimka ah
Caqiidah
Caruurta yaryar iyo dadka waaweynba waxa sifiican loo barayaa caqiidada saxda ah ee diinta islaamka
Maxad kudoranaysa Amaano
(Why to Choose Amaano )
Flexible Timings
Ardayga waxa loo galayaa classka wakhtiga uu doorto ama uu waalidkiisu doonayo.
One – to – One classes
Arday walba wakhtigiisa gaar ka ah ayuu macalinku classka siinayaa , mana jiraan xiisado badan oo macalinku halmar wada galayo.
3 Days Trial
Waxad sidoo kale helaysaa saddex cisho oo free wax lagugu baridoono adigoon wax lacaga bixinayn.
Male/ Female Teachers.
Dugsigu waxa ka hawlgala macalimiin wiilal iyo gabdho bal eh oo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan.
Quality Curriculum
Manhajku waa mid tayo leh oo inbadan macalimin iyo maamul khibrad uleh dajinta manhajyadu kasoo shaqeeyeen.
Enough Time.
Waxa dugsiga ka go'an inuu ardaykasta siiyo wakhti kufilan oo uu ku fahmi karo casharada.
Sidee wax loo dhigtaa?
Duruusta waxa lagu bixinayaa hab ONLINE ah iyadoo la adeegsanayo Applications ka Skype ka & Zoom ka Arday walba waxa loo galayaa wakhtigiisa gaarka ah , xiisadduna waxay ku soconayaa Hab toos ah ( LIVE Streaming )

Maqaalada iyo Wararka
(Blogs and News)
Natiijada tartanka quranka kareemka wareegiisii koobaad
Natiijada tartanka quranka kareemka wareegiisii koobaad fasalada soo baxay
Sunnaha Rasulka صلى الله عليه وسلم Raaciddeedo waa waajib
Allaah waxa uu inoo soo diray Rasuul, Waxana uu waa jibiyay Rasuulkaa in laraaco...
𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐮 𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡𝐚
𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐟𝐚𝐲 𝐠𝐚𝐛𝐝𝐡𝐚 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐪𝐚𝐚𝐦𝐤𝐞𝐞𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐨𝐫 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲...
Dhacdooyin
(Upcoming Events)

December 05, 2020
Hargeisa
Maalinta sabtida waxaa insha allahahu tacaala dugsiga ka qabsoomidoona tartankii quranka kareemka wareegiisi labaad.

January 05, 2021
AL-HAYAT HOTEL HARGEISA
Shirkan Waa shirkii bilaha ah ee macaliminta dugsiga amaano quran online.
Maxay naga yidhaahdeen waalidka/ardaydu
(What the parents/students say about us)